Dibed-bax ka dhan ah Maamulka gobolka Hiiraan oo ka dhacay Beladweyne (Sawirro)

Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax cabasho ah oo looga soo horjeedo maamulka gobolka. Dadka dibed-baxa dhigayey oo u badnaa Haween iyo caruur ayaa isugu soo baxay intooda badan Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee Magaalada Baladweyne, iyagoo ka cabanaya in deeqda la lunsaday. Dadweynaha dibed-baxayey ayaa sidoo kale … Continue reading Dibed-bax ka dhan ah Maamulka gobolka Hiiraan oo ka dhacay Beladweyne (Sawirro)